Taliska Booliska & Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray arrin xasaasi ah (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Boliiska, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane. Yusuf Xuseen Madaale, ayaa Xarunta Taliska Boliiska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir kula kulmay Taliyeyaasha Saldhigyada Boliiska iyo Guddoomiyeyaasha Degmaayinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Ujeedada kulanka ayaa aheyd sugida iyo Adkeynta  Amniga iyo Xasiloonida dadka ku dhaqan caasimada iyo Nawaaxigeeda. Maadaama, xioliga … Continue reading Taliska Booliska & Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray arrin xasaasi ah (Sawirro)